| Somali
CAALAMKA
1 daqiiqo akhris
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada
Shirka ayaa diiradda lagu saaray amniga, doorashooyinka iyo horumarinta nidaamka dowlad wanaagga.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Khamiistii shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo lagu falanqeeyay xaaladda amniga dalka, geeddi-socodka doorashooyinka madaxa-bannaan iyo horumarinta nidaamka dimuqraadiyadda.

Intii uu socday kulanka, Golaha Wasiirrada ayaa loo soo bandhigay warbixinno ku saabsan hawlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada Qalabka Sida, kuwaas oo lagu sheegay inay guulo la taaban karo ka gaareen la dagaallanka Khawaarijta, isla markaana ay dhabar-jab ku gaarsiiyeen kooxaha argagixisada.

Goluhu waxa uu sidoo kale meel mariyey Hindise-sharciyeedka Diiwaangelinta iyo Rukhsad-siinta Ganacsiyada, iyo Heshiis Is-afgarad u dhexeeya Agaasinka Guud ee Arrimaha Diinta ee Madaxtooyada Turkiga iyo Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo lagu xoojinayo iskaashiga labada dhinac ee arrimaha diinta iyo horumarinta hay’adaha.

XIGASHO:SONNA
Raadi Warar Kale
Soomaaliya iyo IFAD oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xoolaha iyo Adkeysiga Bulshooyinka Xoolo-dhaqatada ah
RW Xamze oo Arday Qalin-jabisay ugu Baaqay inay Aqoontooda uga Faa’iideeyaan Horumarka Qaranka
Toddoba qof oo hal qoys ah oo ku nafwaayey doon tahriibiyaal sidday oo ku degtay xeebaha Tuniisiya
Turkiga iyo 11 dal oo si wadajir ah u cambaareeyay duqeymaha Israa’iil ay ku beegsatay Suuriya
Masar oo Sheegtay inay Difaacayso Amniga Biyaha Xilli Itoobiya Qorshaynayso Biyo-xireenno Cusub
Wasiirka Amniga Dowladda Federalka Soomaaliya oo kulan la yeeshay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya
Wasiirka Warfaafinta JFS oo Beijing Kaga Qaybgalaya Madasha Warbaahinta Shiinaha iyo Afrika
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir-guddoomiyay kulankiisii ugu horreeyay ee Guddiga Joogtada ah
Wasiir Fidan oo dhiggiisa Masar iyo Sacuudiga kala hadlay qorshaha nabadda Qaza
870 Muwaadiniin Suudaaniyiin ah oo si iskood ah dib ugu laabtay dalkooda: Masar
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Waraaqaha Aqoonsiga Danjirenimo ka Guddoomay Toddobo Safiir oo Cusub
Dhimashada Maroodiyada Kenya: Ma Cudur Dahsoon ayaa Dilaya?
200,000 oo Qof oo Kale oo Ku Barakacay Suudaan Xilli Colaadda ay Sii Xoogeysanayso: QM
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo La Kulmay Safiirka Sacuudi Carabiya ee Soomaaliya
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Wasiirka Maamulka Raadiyaha iyo Telefishinka Qaranka ee Shiinaha
Muqdisho oo laga xusay 15-guuradii kasoo wareegtay booqashadii taariikhiga ahayd ee MW Erdogan
Xoghayaha Guud ee AfCFTA oo La Kulmay Ururrada Shaqaalaha Xilli Hirgelinta Heshiisku Bilowday
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyo u Diray Madaxweynaha La Doortay ee Zambia
Soomaaliya oo Nuqullada Waraaqaha Aqoonsiga Danjirenimo ka Guddoontay Afar Safiir oo Cusub
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee CXDS oo Kormeeray Fariisimaha Ciidanka ee Jiidda Hore ee Gobolka Hiiraan