XIRIIRKA TURKIGA-AFRIKA IYO LA-DAGAALLANKA FETÖ KADDIB ISKUDAYGII AFGAMBI EE FASHILMAY 15-KII LUULYO
Wadaagga xogaha sirdoonka iyo isbahaysiyada amni ee loo sameeyay burburinta shabakadaha sharci-darrada ah ee FETÖ ee Afrika ayaa dharbaaxo culus ku dhuftay howlgalladii muddada dheer ururku ka waday qaaradda.