| Somali
CAALAMKA
1 daqiiqo akhris
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Hawlgal Amni ka Fuliyay Shabeellaha Hoose
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutooyinka 27-aad iyo 17-aad ee Ciidanka Dhulka, ayaa hawlgal amni ka fuliyay deegaannada u dhexeeya Sabiid, Caanoole iyo Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Hawlgal Amni ka Fuliyay Shabeellaha Hoose
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Hawlgal Amni ka Fuliyay Shabeellaha Hoose / SONNA

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutooyinka 27-aad iyo 17-aad ee Ciidanka Dhulka, ayaa hawlgal amni ka fuliyay deegaannada u dhexeeya Sabiid, Caanoole iyo Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Intii uu hawlgalku socday, ciidamada ayaa ka shaqeeyay ka hortagga khataraha ay maleeshiyada Al-Shabaab ku hayaan dadka rayidka ah, gaar ahaan beeraleyda ku nool deegaanka oo bartilmaameed u noqday baad iyo dhac loo gaysto hantidooda.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sidoo kale miino-baaris ka sameeyay waddooyinka isku xira deegaannadaas, si looga hortago in walxaha qarxa loo adeegsado waxyeellaynta dadka rayidka ah ee waddooyinka ku safra.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sii wada dadaallada lagu sugayo amniga muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo la-dagaallanka Al-Shabaab, oo khatar ku ah nolosha iyo mustaqbalka shacabka Soomaaliyeed.

XIGASHO:SONNA
Raadi Warar Kale
Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Badda oo ka Wada Hadlay u Diyaar-garowga El Niño
RW Xamsa oo Ballidoogle ku guddoomiyey qalin jabinta cutubyo ka tirsan Kumaandooska Danab
Soomaaliya oo xarumo waxbarasho, caafimaad u dhisaysa carruurta askartii ku dhimatay difaaca dalka
Dhakhaatiirta Suudaan oo RSF ku Eedeeyay Bililiqeysiga Isbitaal ku yaalla Magaalo Dib Looga Qabsaday
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo La Kulmay Safiirka Qatar si loo Xoojiyo Xiriirka Labada Dal
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka amniga, beeniyey in ciidamadu burbureen
17 carruur ah oo ka mid ah 260 tahriibayaal ah oo laga soo badbaadiyay xeebaha Muritaaniya
Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo Qabanaya Madashii Ugu Horreysay ee Ganacsiga iyo Maalgashiga
Masar oo Taageertay Xasilloonida Lubnaan iyo Xoojinta Doorka Hay’adaha Qaranka: RW Mustafa Madbouly
Madaxweynaha Soomaaliya oo QM ka dalbaday xabbad-joojin Qaza ka dhaqan-gasha iyo xal laba dal ah
Soomaaliya oo New York ku Yeelatay Toban Kulan oo Heer Sare ah iyo Xiriiro Diblomaasiyadeed oo Cusub
Soomaaliya oo QM ka Dalbatay Iskaashi Cusub iyo Dib-u-habeyn Caalami ah
Soomaaliya oo Ansixisay Qorshaha Qaran ee U Diyaar-garowga El Niño 2026–2027
Baarlamaanka Soomaaliya oo Laalay Go’aankii Ra’iisul Wasaaraha ee Shaqaalaha Rayidka ah
Soomaaliya oo ku Biirtay Dadaal Shan Dal ay Isku Xirayaan Nidaamyada Dijitaalka ah ee Bariga Afrika
Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Tababar Loogu soo Gabagabeeyay Dalka Masar
Qaza: Tirada dhimashada dagaalka xasuuqa ee Israa’iil oo ku dhow 74,000
Madaxweynaha Iiraan oo gaaray New York si uu uga qayb-galo Golaha Guud ee Qaramada Midoobay
Koonfur Afrika: Ugu yaraan 11 qof oo lagu dilay toogasho ka dhacday KwaZulu-Natal
Ra’iisul Wasaare Xamza oo la Kulmay Wafdi ka Socda Ciidanka Cirka Pakistan