| Somali
CAALAMKA
1 daqiiqo akhris
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baarlamaanka Faray inuu Mudnaan Siiyo Sharciyada Xuquuqda Haweenka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka DFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa Guddiga Xuquuqda Aadanaha, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadannimada faray inuu mudnaan gaar ah siiyo sharciyada la xiriira xuquuqda haweenka, qoyska iyo carruurta.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baarlamaanka Faray inuu Mudnaan Siiyo Sharciyada Xuquuqda Haweenka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Guddiga Baarlamaanka Faray inuu Mudnaan Siiyo Sharciyada Xuquuqda Haweenka, Qoyska iyo Carruurta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa Axaddii kulan la yeeshay Guddiga Xuquuqda Aadanaha, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadannimada ee Golaha Shacabka.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha guddiga iyo dhammaystirka hindise-sharciyeedyada qabyo-qoraalka ah ee sugaya in loo gudbiyo Golaha Shacabka.

Guddoomiye Cabdulqaadir ayaa guddiga faray inuu mudnaan gaar ah siiyo sharciyada khuseeya xuquuqda haweenka, qoyska iyo carruurta.

Wuxuu mar kale xaqiijiyay sida ay Golaha Shacabka uga go’an tahay xoojinta doorkiisa sharci-dejinta iyo korjoogteynta, gaar ahaan ilaalinta xuquuqda iyo karaamada muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo horumarinta helitaanka caddaalad loo siman yahay.

XIGASHO:SONNA
Raadi Warar Kale
Wasiirka Qorsheynta oo Madasha EACON 2026 ku Soo Bandhigay Fursadaha Maalgashi ee Soomaaliya
Masar oo ku baaqday in la joojiyo weerarrada Sacuudiga, lana bilaabo wada-hadallada US iyo Iiraan
Al-Burhan oo amray baaritaan lagu sameeyo duqeyntii xadka Suudaan ee lagu dilay 72 macdan-qode
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Qaabilay Safiirka Algeria U Fadhiya Soomaaliya
Soomaaliya oo ka Qaybgashay Madasha Caalamiga ah ee Dijitaalka 2026 ee Moscow
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka Qaybgalay Munaasabadda Qaran ee Xuska Maalinta Calanka Soomaaliyeed
Soomaaliya oo ka Qaybgashay Madasha Caalamiga ah ee Tamarta ee Riyadh
Soomaaliya iyo Mareykanka oo Ka Wada Hadlay Doorka Warbaahinta ee La-dagaallanka Argagixisada
Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo Soo Xiray Tababar loo Qabtay Ciidamada Qaybta 21-aad
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Warbaahinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska
Taliyaha CXDS oo ka Qaybgalay Shirka Taliyeyaasha Ciidamada Difaaca Afrika ee Kampala
Guddiga Koonfur Galbeed oo Dib u Eegay Diyaar-garowga El Niño ee Shabeellaha Hoose
Kenya oo aas loogu sameeyey qofkii ugu horreeyay ee Ebola ugu dhinta dalka
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ka Hadlay Amniga, Doorashooyinka iyo Faa’iidooyinka Xubinnimada EAC
1,770 Qof oo Kale oo ku Barakacay Gobolka Blue Nile ee Suudaan: IOM
Al-Burhan oo sheegay in dagaalka Suudaan uu socon doono ilaa dib loo qabsado taako kasta oo dalka ah
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo ka Wada Hadlay Ballaarinta Iskaashiga iyo Deeqaha Waxbarasho
Soomaaliya oo Haysa Jidka Kobaca Dhaqaalaha Inkastoo ay Jiraan Caqabado Caalami ah: Wasiir Biixi
Madaxda Afrika oo Abiy Ahmed ugu hambalyeeyay dib-u-doorashadiisa Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya
Xasan Sheekh iyo Isaias Afwerki oo isla gartay muhiimadda dhowrista madax-bannaanida Soomaaliya