Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa booqasho ku tagey Safaaradda Soomaaliya ee Ankara. Wasiirka ayaa bogaadiyey shaqada dublimaasiyiinta Soomaaliyeed ay ka wadaan horumarinta xiriirka wanaagsan ee labada dal.

00:26

00:26
Fiidiyowyo dheeraad ah
Wasiirka Beeraha XFS oo booqasho ku tagey Safaaradda Soomaaliya ee Ankara
Wasiirka ayaa bogaadiyey shaqada dublimaasiyiinta Soomaaliyeed ay ka wadaan horumarinta xiriirka wanaagsan ee labada dal.
Fiidiyowyo dheeraad ah