Mas’uuliyiinta dhaqanka ee deegaanka ayaa sheegay in burburkani uu tirtiray qayb muhiim ah oo ka mid ah dhaxalka taariikheed ee Qaza.

00:38

00:38
Fiidiyowyo dheeraad ah
Duqeymaha israa'iil ee Qaza oo burburiyey kaydkii ka haray Cusmaaniyiinta
Duqeymaha Israa’iil ee Qaza ayaa burburiyey kayd taariikhi ah oo ka soo haray xilligii Cusmaaniyiinta, oo ay ku jireen qoraallo qarniyo jiray, khariidado iyo sawirro, kuwaas oo hadda ku aasan burburka.
Fiidiyowyo dheeraad ah