Soomaaliya iyo Aljeeriya ayaa kala saxiiday heshiisyo iskaashi ah oo dhinacyo kala duwan ah, sida dhoofinta iyo xoojinta ganacsiga xoolaha, horumarinta beeraha iyo kalluumeysiga, waxbarashada iyo tababarka xirfadaha, shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah, iyo fududeynta socdaalka diblomaasiyiinta Soomaalida. Wasiiradda labada dal ayaa u saxiixay heshiisyada iyada oo ay madaxweynayaashuna goobjoog ka ahaayeen.

02:10

02:10
Fiidiyowyo dheeraad ah
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi ah
Wasiiradda labada dal ayaa u saxiixay heshiisyada iyada oo ay madaxweynayaashuna goobjoog ka ahaayeen.
Fiidiyowyo dheeraad ah