Imisuu ku kacay khasaaraha dagaalkii 12 maalmood ee u dhexeeyay Mareykanka, Israa'iil iyo Iiraan?
Sida ay khuburadu sheegayaan, dagaalkii koobnaa balse xoogganaa ayaa sababay khasaare dhaqaale oo ballaaran oo soo gaaray Iiraan iyo Israa'iil, iyadoo ganacsiga caalamiga ah uu hakad galay, lana filayo in saameyntiisu ay daba dheeraato.