| Somali
Iisoo tuur waa ceeb: Wasiirka Beeraha
00:37
Caalamka
Iisoo tuur waa ceeb: Wasiirka Beeraha
Wasiirka Beeraha JFS, Maareeye, ayaa sheegay in sharafta qofka ay ku jirto inuu xooggiisa maalo, ha noqoto inuu dhulka beerto ama badda u kalluumeysi tago, isagoo farriintiisa ku soo xiray in haddii qofku intaas sameeyo uusan cidna u baahnaan doonin.

Wasiirka Beeraha JFS, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa dhalinyarada iyo guud ahaan shacabka ugu baaqay inay ka fogaadaan dhaqanka dawarsiga. Wasiirka ayaa si cad u sheegay in sharafta qofka ay ku jirto inuu xooggiisa maalo, ha noqoto inuu dhulka beerto ama badda u kalluumeysi tago, isagoo farriintiisa ku soo xiray in haddii qofku intaas sameeyo uusan cidna u baahnaan doonin.

Fiidiyowyo dheeraad ah
Ardayda Qaza oo imtixaan ku gelaya xeebta badda
Madaxweyne Geelle oo qaabilay Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Yemen
Madaxweyne Xasan Sheekh oo codkiisa ka dhiibtay degamada Warta-nabadda
Soomaaliya oo ciidamo badan u diyaarisay amniga doorashada
Geerida Taliyaha Ciidanka ee Liibiya iyo shilka diyaaradeed ee Turkiga
Mexico City: Xildhibaanno Baarlamaanka dhexdiisa timaha isku jiiday
Papua New Guinea: Iska horimaad dhex maray qabiillo iyagoo adeegsaday qaanso, fallaaro iyo mindiyo
Rakaabka Air Congo oo ka booday diyaaradda, kaddib markii ay waayeen jaranjarooyin
Wiil Falastiini ah oo si geesinimo leh isaga celiyay nin Israa’iili ah
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo u diyaar garoobaya munaasabada xuska sannadguuradii 82-aad