| Somali
Rakaabka Air Congo oo ka booday diyaaradda, kaddib markii ay waayeen jaranjarooyin
00:17
Caalamka
Rakaabka Air Congo oo ka booday diyaaradda, kaddib markii ay waayeen jaranjarooyin
Rakaabka diyaarad ay leedahay Air Congo oo ka timid Kinshasa ayaa Khamiistii ku qasbanaaday inay ka boodaan diyaaradda markii ay ka degtay garoonka diyaaradaha Kindu ee bariga dhexe ee DRC, kadib markii loo waayay jaranjarooyin ku habboon.
26 Diseembar 2025

Rakaabka ayaa kusugnaa xaalad khatar ah, iyaga oo ka degaya diyaaradda taas oo dhalisay caro iyo walaac weyn. Dhacdadan ayaa mar kale kicisay baaqyo ku saabsan in la hagaajiyo kaabayaasha garoomada diyaaradaha si loo xaqiijiyo badbaadada rakaabka.

Fiidiyowyo dheeraad ah
Madaxweyne Geelle oo qaabilay Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Yemen
Madaxweyne Xasan Sheekh oo codkiisa ka dhiibtay degamada Warta-nabadda
Soomaaliya oo ciidamo badan u diyaarisay amniga doorashada
Geerida Taliyaha Ciidanka ee Liibiya iyo shilka diyaaradeed ee Turkiga
Mexico City: Xildhibaanno Baarlamaanka dhexdiisa timaha isku jiiday
Papua New Guinea: Iska horimaad dhex maray qabiillo iyagoo adeegsaday qaanso, fallaaro iyo mindiyo
Wiil Falastiini ah oo si geesinimo leh isaga celiyay nin Israa’iili ah
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo u diyaar garoobaya munaasabada xuska sannadguuradii 82-aad
Turkiga iyo Soomaaliya oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga saxiixayna heshiis cusub
17 Sano Guuradii Maalintii Kabta Lagu Tuuray Madaxweynaha Mareykanka