MW Xasan Sheekh oo ka Hadlay Qaadashada Kaarka AqoonsigaMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ee muddada saddexda sano ah (2022–2025).
"Ciyaartii Squid oo dhab ah”: Xaaladda QazaQaza, Falastiin gudaheeda, kumannaan qof oo rayid ah ayaa noloshooda halis u galiya maalin kasta si ay u helaan wax ay cunaan, iyagoo si taxaddar leh uga dhex raadinaya meelaha gargaarka lagu qaybiyo — halkaas oo askarta Israa’iil ay si ula kac ah u
Caalamka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Ge“In la joojiyo dabkan la shidayo, dadkan la laynayo, caruurtan la agoominayo, duqaha la laynayo, aqallada la duminayo intaba la joojiyo ayaan halkan u soo gaarnay" ayuu yiri MW Ismaaciil Cumar Geelle oo ka hadlayey shirka QM.
TEKNOFEST TRNC 2025: U guuridda MustaqbalkaMarkii ugu horreysay taariikhda, munaasabadda hal-abuurka iyo horumarka tiknoolajiyadda oo qaaday afar maalmood ayaa ka dhacday Jamhuuriyadda Turkiga ee Waqooyiga Qubrus (TRNC).
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax oo khudbadRa’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac oo khudbad ka jeediyey shirweynaha cimilada COP30 oo ka dhacay ayaa tilmaamay in Soomaaliya, ay ka mid tahay dalalka ugu nugul isbeddelka Cimilada abaaro soo laalaabtayna ay ka dhaceen.
Cudurka Gawracatada oo ku sii fidaya Soomaaliya iyadoo joojiIsbitaalka Dawladda ee Demartino ee magaalada Muqdisho, carruur dhuuntu bararsan tahay oo neefsashada ku dhibban ayaa sariiraha jiifa, halka kalkaaliyayaashu ay la tacaalayaan, dhakhaatiirtuna ay la taliyaan waalidiin walaacsan.
Laila El-Haddad: Sida xusuusta cuntadu isugu beddeshay adkay“Cuntada waxaa loo adeegsaday hub ahaan iyo sidoo kale iska-caabbin.”
Laila El-Haddad ayaa u sheegtay TRT World sida Falastiiniyiinta Qaza ay uga faa’iideystaan xusuustooda cuntada si ay ugu adkeystaan xasuuqa una diidaan barakicinta.
Omer Celik oo masuuliyadda warbaahinta uga hadlay TRT World Isagoo ka hadlayay TRT World Forum, Omer Celik ayaa adkeeyay muhiimadda la dagaallanka caddaalad-darrada caalamka, gaar ahaan xaaladda Qaza, isagoo iftiimiyay kaalinta TRT ee ka hortagga dacaayadda Sahyuuniga iyo soo gudbinta xaqiiqda ee warbaahinta
Saaxada TRT
Diiwaangelinta Doorashada Qof & Cod oo ka Bilaabatay WaajidWasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Dadweynaha ku dhaqan degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa safaf dhaa-dheer u galay isdiiwaangelinta Doorashooyinka qof iyo cod.
TRT oo kasoo warramaysa safka hore ee xasuuqa QazaIntii lagu guda jirey howlgalka gargaarka hawada laga soo daadiyo, ayey warbaahinta TRT si gaar ah u soo duubtay burburka ay Israa’iil u geysatay Qaza, halkaas oo xaafado dhan dhulka lala simay.. Mucahit Aydemir – Wariyaha TRT.
Xidigaha 'Ocean Stars' oo ku tababaranaya KampalaXulka Qaranka Soomaaliya ee Ocean Stars, ayaa tababaro adag ku qaadanaya magaalada Kampala, caasimadda dalka Uganda, si ay ugu diyaar garoobaan ciyaarta adag ee isreeb-reebka Koobka Adduunka 2026 ee ay la ciyaarayaan dalka Guinea.
Muungaab oo ka Warbixiyey Horumarka Caasimadda MuqdishoDuqa Magaalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa sheegay in magaaladu ay ku tallaabsatay horumar dhinac kasta ah, sida ammaanka, dib-u-dhiska, nadaafadda iyo ganacsiyada gaarka loo leeyahay.
COMCEC 2025: Xoojinta Iskaashiga DhaqaaleShirkan ayaa isu keenaya wasiirro, khubaro, iyo hoggaamiyeyaasha ganacsiga oo ka kala socda 57 dal oo xubno ka ah OIC, si loo xoojiyo iskaashiga dhaqaale, loo kobciyo ganacsiga, loona dejiyo waddo lagu gaaro barwaaqo wadajir ah.
Turkiga oo noqday mid ka mid ah quwadaha difaaca hawada sareLaga soo bilaabo wax-soo-saarka diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ilaa marakiibta dagaalka iyo diyaaradaha jiilka 5aad — Turkigu waxa uu noqday quwaad dib u qaabeyn ku sameyneysa awooddiisa difaac.
Soomaaliya & Aljeeriya oo kala saxiixday heshiisyo iskaashiSoomaaliya iyo Aljeeriya ayaa kala saxiiday heshiisyo iskaashi ah oo dhinacyo kala duwan ah. Wasiiradda labada dal ayaa u saxiixay heshiisyada iyada oo ay madaxweynayaashuna goobjoog ka ahaayeen.
Ubax: Haweeneyda ku caanbaxday xirfadaha ragga u gaarka ahUbax Maxamuud waa haweeney Soomaaliyeed oo guul weyn ka gaartay shaqooyinka farsamada ee badanaa loo arko inay yihiin kuwa ragga.