Xalaqadan waxaan ku qaadaadhigaynaa waxa dhaca marka cilmaaniyadda laga dhigo aalad lagu takooro bulshooyinka Muslimiinta ah.

00:00
00:0000:00
Maqal dheeraad ah
Diin La-Dirirka: Falanqayn Taariikheed iyo Kororka Islaam Naceybka
Waxaan si qoto dheer u eegaynaa islaam naceybka sii kordhaya ee Faransiiska—laga soo bilaabo dhaxalka gumeystaha ilaa sharciyada maanta iyo hadallada xagjirka ah ee xisbiyada midigta fog.
Maqal dheeraad ah